WHO oo sheegtay in Afrika ay la kulmayso mowjad saddexaad oo cudurka COVID-19 ah. Posted on June 25, 2021 by QOL Contributor | Jimco: June 25 2021 Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegay in Afrika ay la kulmayso mowjad saddexaad oo cudurka COVID-19 ah. WHO ayaa…Read more »
booliska Kenya oo sheegaya in ay ku raadjoogaan xubno ka tirsan Al-shabaab Posted on June 25, 2021 by QOL Contributor | Jimco: June 25 2021 Saraakiil ka tirsan booliska Kenya ayaa sheegaya in ay ku raadjoogaan xubno ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi oo weeraro ku geystay…Read more »
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo soo gaaray Magaalada Muqdisho Posted on June 25, 2021 by QOL Contributor | Jimco: June 25 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee…Read more »
Musharax Madaxweyne Dr. Abdinasir oo soo gaaray Muqdisho. Posted on June 25, 2021 by QOL Contributor | Jimco: June 25 2021 Waxaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho Musharax Madaxweyne Dr. Abdinasir Abdille Mohamed oo kamid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka…Read more »
Turkiga oo wada hadallo kula jira saddex dal isaga oo doonaya in saldhig uu ka hirgeliyo Posted on June 25, 2021 by QOL Contributor | Jimco: June 25 2021 Turkiga ayaa wada hadallo kula jira saddex dal isaga oo doonaya in saldhig uu ka hirgeliyo Soomaaliya iyo gantaal loo…Read more »
Madaxweynaha Poland oo sheegay inuu ciidamadiisa kala bixi doono Afgaanistaan Posted on June 25, 2021 by QOL Contributor | Jimco: June 25 2021 Andere Duda Madaxweynaha Poland ayaa sheegay inuu ciidamadiisa kala bixi doono Afgaanistaan dhamaadka bisha June. Barta uu ku leeyahay Twitterka…Read more »
Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo ku soo wajahan Muqdisho Posted on June 25, 2021 by QOL Contributor | Jimco: June 25 2021 Waxaa lagu wadaa in Muqdisho ay soo gaaraan Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug oo filayo inay…Read more »
Qareenka Trump oo been darteed looga xannibay shatigii uu ku shaqeysan jiray Posted on June 25, 2021 by QOL Contributor | Jimco: June 25 2021 Gobolka New York ee dalka Mareykanka ayaa xannibay rugsaddii shargi ee uu ku shaqeysan jiray Rudy Giuliani oo ah qareenka…Read more »
Booliska Norway oo sheegay inay fashiliyeen shabakad abaabulan oo isku xiran Posted on June 25, 2021 by QOL Contributor | Jimco: June 25 2021 Booliska Norway ee gobolka Tromso ayaa sheegay inay fashiliyeen shabakad abaabulan oo isku xiran oo Soomaali u badan, kuwaasoo daroogo…Read more »
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay dekedda Berbera oo dib u habeyn ballaaran lagu sameeyay Posted on June 25, 2021 by QOL Contributor | Jimco: June 25 2021 Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah Midowga Musharaxiinta Mucaaridka ayaa ka hadlay dekedda Berbera oo dib u habeyn ballaaran lagu…Read more »