Xubno ka tirsan Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo u safray Jowhar
Muqdisho | September 09, 2021:-Wafdi ka socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo uu hoggaaminayo gudoomiye kuxigeenka Guddiga Maxamed Ibraahim Barre ayaa saakay u safray…