1041 Views

Waxaa goordhaw teendhada Afisiyooni lagu doortay Wasiirka Warfaafinta Cusmaan Abuukar Dubbe in uu Noqdo Senatar .

Waxaa goordhaw teendhada Afisiyooni lagu doortay Wasiirka Warfaafinta Cusmaan Abuukar Dubbe in uu Noqdo Senatar .
____________________________________________________________________________


Arbaco: September 29, 2021

Wararka ka imaanaya teendhada Afisiyooni ee ku dhax taala garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde  ayaa sheegaya in lagu doortay Senatarkii afaraad.\

Wararka ayaa sheegaya in Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe loo doortay in uu noqday senatarkii afaraad ay doortaan ergada kasoo jeeda Somaliland.

Sidoo kale Cusmaan Abuukar Dubbe Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa waxaa uu helay 28 Cod halka musharixii la tartamayay ee Cabdikariim Maxamed Xasan uu isna helay 17 Cod, waxaana halaabay Hal Cod.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post