Day: December 6, 2021
Wasaaradda Waxbarashada oo furtay kulanka Ansaxinta Siyaasada Qaran ee Quudinta dugsiyada
Isniin: December 6, 2021 Agaasimaha Tacliinta Sare, ahna kusimaha agaasimaha guud ee Wasaarada Hiddaha Tacliinta Sare Dowlada Federaalka ee Sooomaaliya Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo la horkeenay Afar Askari
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60aad ayaa Maanta waxaa u fadhiisatey dhageysiga dacwad lagu soo oogey Ciidamo ka tirsan xoogga dalka…
Soomaaliya & Shiinaha oo heshiis cusub kala saxiixday
Heshiiskan is-af-garadka ah waxaa uu ku saabsan yahay dayactirka iyo qalabeynta Tiyaatarka qaranka, Radio Muqdisho iyo wakaaladda wararka SONNA, waxaana kala saxiixday wasiirka warfaafinta,…
Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday Salaad roobdoon ah
Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday in la sameeyo salaad roob doon ah iyo sidoo kale in la soomo muddo…
Ra’iisul Wasaare Rooble” Waan saxeeynaa qalalaadka kajira doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu garowsan yahay muhiimadda ay leedahay in ay qabsoonto doorasho hufan oo xalaal ah…
Madaxweynaha Puntland oo kala furfuris ku bilaabay Saraakiisha Ciidamada PSF
Agaasimaha hay’adda PSF uu dhawaan u Magacaabay Madaxweynaha Puntland ee aan xilka lagu wareejin S/ Guuto Amiin Xaaji Kheyr ayaa Taliska Cusub ee Ciidanka…
Adama Barrow oo dib loogu doortay madaxtinimada dalka Gambiya
Guddiga doorashooyinka dalka Gambiya ayaa sheegay in Adama Barrow ku guuleystay doorashadii dalkaas ka dhacaday Sabtidi.Guddiga ayaa sheegay in Barrow helay 53% codadkii la…
Galmudug oo Ciidamo u dirtay degaan ay weerareen Al-Shabaab
Waxaa Maanta degan xaaladda degaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo xalay xilli dambe ay tageen Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab oo weeraray, waxaana…
Beelaha ka cabanaya doorashada ka socota dalka oo sii kordhaya
Waxaa sii kordhaya waxgaradka & beelaha ka cabanaya qaabka ay haatan ku socoto doorashada xilligaan ee dalka Soomaaliya.Xildhibaan Cabdullaahi raage Xuseen oo kamid ah…