Dagaal ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo Faafaahin kasoo baxaysa Posted on January 1, 2022 by QOL Contributor | Sabti: January 1, 2022 Dagaal u dhaxeeyay ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya iyo kooxo burcad hubeesan oo xirnaa dareeska milatariga ayaa xalay ka dhacay xaafad…Read more »
Guuleystihi seddexaad ee abaalmarinta billadda nabadda ee ‘Noble’ oo Koonfur Afrika lagu aasayo Posted on January 1, 2022 by QOL Contributor | Sabti: January 1, 2022 Koonfur Afrika ayaa maanta iisu diyaarineyso aaska guuleystihi seddexaad ee abaalmarinta biladda nabadda ee ‘Noble’ baadari Desman Tutu, oo gacan…Read more »
Xukuumadda oo shaacisay inuu socdo diyaar garowgii ugu dambeeyay ee shirka Golaha Wadatashiga Qaranka Posted on January 1, 2022 by QOL Contributor | Sabti: January 1, 2022 Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Ibraahim Macalimuu oo war ka soo saaray shirka golaha wadatashiga Qaranka ayaa yiri, “Waxa…Read more »
Guddiga doorashada Koofur Galbeed oo Shaaciyay doorashada 11-Kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka Posted on January 1, 2022 by QOL Contributor | Sabti: January 1, 2022 Guddiga Maamulka doorashada heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed (SEIT) ayaa shaaciyey 11 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha…Read more »
WHO: Waxaan rajo ka qabnaa 2022-ka inuu noqdo sanad Covid-19 laga adkaado Posted on January 1, 2022 by QOL Contributor | Sabti: January 1, 2022 Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay inuu ku rajo weyn yahay in cudurka faafa ee coronavirus laga adkaan doono…Read more »
Burcad dadka Ajaanibta oo keli ah beegsata oo Addis Ababa lagu qabtay Posted on January 1, 2022 by QOL Contributor | Sabti: January 1, 2022 Booliska Magaalada Addis Ababa ayaa sheegay burcad abaabulan oo in mudda ah ay ku raad joogeen iney gacanta ku soo…Read more »