Xiisad Xoogan oo Saakay ka taagan Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb Posted on March 21, 2022 by QOL Contributor | Isniin: March 21, 2022 Xiisad ka dhalatay Muran Dhul ayaa ka taagan Aaga Garoonka Diyaaradaha Dhusamareb taasoo Mudaba soo jiitamaysay. Dadka Deegaanka oo Halkaasi…Read more »
Turkiga oo 3 Qodob ka Faaiday Dagaalka Ruushu ku Qaaday Ukrain Posted on March 21, 2022 by QOL Contributor | Isniin: March 21, 2022 Tan iyo markii uu billowday dagaalka uu Ruushka ku qaaday Ukraine 24-kii bishii February, xaalado badan ayaa kusoo kordhay dunida,…Read more »
Wararkii ugu dambeeyey dilal ka dhacay Muqdisho Posted on March 21, 2022 by QOL Contributor | Isniin: March 21, 2022 Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya dilal xalay siyaabo kala duwan uga dhacay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho…Read more »
Lafta gareen “Majiro maamul haysta 77 xildhibaan, yaan laydin kala qaybin shaqo badan ayaa inoo taala Posted on March 21, 2022 by QOL Contributor | Isniin: March 21, 2022 Madaxweynaha Maamulka koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed( lafta gareen) oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu digniin u diray…Read more »
Israa’iil oo dhexdhexaadineysa Ukraine iyo Ruushka Posted on March 21, 2022 by QOL Contributor | Isniin: March 21, 2022 Israa’iil ayaa wadda dadaallo ay ku dhexdhexaadinayso Ukraine iyo Ruushka, waxaana laga yaabaa inay noqoto goobta mustaqbalka lagu qabanayo wadahadallo…Read more »
Dalka New Zealand oo sheegay in ay Hub dawo siinayso Dalka Ukrain. Posted on March 21, 2022 by QOL Contributor | Isniin: March 21, 2022 Dalka New Zealand ayaa ballan qaaday inay siinayso Ukraine lacago dheeraad ah oo gaaraya ilaa $3.46m, shidaal,qalabka isgaarsinta iyo daawooyin.…Read more »
Wasaaradda Difaaca ee UK oo sheegtay hadafka ugu weyn ee uu Ruushka ka leeyahay Ukraine Posted on March 21, 2022 by QOL Contributor | Isniin: March 21, 2022 Wasaaradda Difaaca ee UK ayaa sheegtay in Kyiv, caasimadda Ukraine, ay weli tahay mudnaanta koowad ee Ruushka, waxayna weli la…Read more »
G/SARE KULMIYE “C/nuur Darmaan dalka ayaa u baahan 2 arrimood dartood……” Posted on March 21, 2022 by QOL Contributor | Isniin, 21 Maarso [Qaranimo Online] Muqdisho ayaa u muuqata in durba ay guda gashay loolan dhanka musharixiinta u tartamaya xilalka Madaxweynenimada & Guddoonka baarlamaanka,…Read more »