531 Views

Wakaalada wararka Portugal: Madaxweynihii hore ee Angola Dos Santos oo koomo ku jira

Wakaalada wararka Portugal: Madaxweynihii hore ee Angola Dos Santos oo koomo ku jira
____________________________________________________________________________

Arbaco: June 29, 2022

Sida ay ku warantay wakaalada wararka Portugal,madaxwaynihii hore ee Angola, José Eduardo dos Santos, ayaa koomo ku jira cisbitaal ku yaala magaalada Barcelona.

“José Eduardo dos Santos waxa uu kujiraa xarun caafimaad oo ku taalla magaalada Barcelona waxaana uu ku jiraa koomo , ka dib markii uu ka soo kabsaday Covid-19,” ayay tidhi wakaaladda wararka ee do Portugal ee Lusa News Agency. Afrika.

Waxaa sii kordhayay wararka la isla dhexmarayo ee ku saabsan caafimaadka Dos Santos, iyadoo wargeyska Portuguese Expresso uu ku tilmaamay xaaladiisa caafimaad mid “aan waxba laga qaban karin”.

Dhanka kale, gabadha madaxweyna , Tchizé dos Santos, ayaa dhaleeceysay “kuwa diyaarinaya aaskiisa”.

Jose Eduardo dos Santos waxaa uu madaxweynaha Angola ahaa laga bilaabo 1979 ilaa 2017.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post