Xuska 1da Luulyo oo caawa ka socoto Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobollada dalka
Khamiis: June 30, 2022 Guud ahaan Soomaaliya ayaa looga dabaal dagayaa sanad guuradii ka soo wareegtay xilligii Gobollada Koonfureed ay ka xuroobeen gumeystihii Talyaaniga…