Guddoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Sare Ee Galmudug Oo La Magacaabay Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | . Arbaco: July 20, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Maxkamadda sare ee Galmudug kadib wareegto ka…Read more »
Qarax gaari shacab ah kula kacday degmada Goldogob ee Gobolka Mudug iyo Qasaare ka dhashay Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: July 20, 2022 Wararka naga soo gaaraya degmada Goldogob ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu qarax miino uu halkaasi ku qabsaday…Read more »
Faah-faahino ka soo baxaya Dagaal ka socda deegaanno ku yaalla xadka Itoobiya Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: July 20, 2022 Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa weerar dhowr jiho ah ku qaaday deegaannada Yeed iyo Aato oo dhaca Waqooyiga Gobolka Bakool iyo xadka…Read more »
Isimada Beelaha Cali Saleebaan oo soo saaray go’aano culus oo ka kooban 6 qodob Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: July 20, 2022 Golaha ‘Isutaga Isimada Beelaha Cali Saleebaan ee Majeerteen’ oo maalmahaan uu shir uga socday magaalada Boosaaso ayaa soo saaray bayaan…Read more »
UK: Truss iyo Sunak oo lagu wado in midkood noqon doono Raysal wasaaraha beddeli doona Boris Johnson Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: July 20, 2022 Rishi Sunak xoghayihii hore ee maaliyadda Midowga Boqortooyada (UK) iyo xoghayihii arrimaha dibadda Liz Truss ayaa gaarey wareega u dambeeya…Read more »
Gantaallo laga soo riday Turkiga oo ku dhacey dalka Ciraaq goor dhawayd Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: July 20, 2022 Telefishinka dowladda Ciraaq, ayaa sheegay in siddeed qof oo ay ku jiraan labo carruur ah ay ku dhinteen, 23- kalana…Read more »
Wariye Yahuudi ah oo si qarsoodi ah ku galay Makka iyo xiisad ka dhalatay Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: July 20, 2022 Suxufi Israa’iili ah ayaa baahiyay muuqaal uu ka soo duubay magaalada Makka ee dalka Sacuudiga, isagoo iska indha tiray mamnuucidda…Read more »
Shirkadda Freedom Airlines oo diyaarad weyn oo nooceedu yahay Airbus A320 soo iibsatey Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: July 20, 2022 Shirkadda duulimaadyada ee Freedom Airlines ayaa la timid diyaarad weyn oo nooceedu yahay A320 Airbus, taas oo geli karta duulimaadyo…Read more »
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay guddiga madax-banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka JFS Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: July 20, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay guddiga madax-banaan ee Xuduudaha…Read more »
Raila Odinga oo sheegay inaan cidna looga turi doonin ololaha ka dhanka ah musuq-maasuqa ee uu ballan qaaday Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: July 20, 2022 Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya, Raila Odinga, ayaa sheegay inaan cidna looga turi doonin ololaha ka dhanka ah musuq-maasuqa ee uu ballan…Read more »