Haweeney lacag xaday oo sixiroole u tegtay si ay xabsi uga badbaado Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: July 20, 2022 Haweeney u dhalatay dalka Kenya oo lagu eedeeyay inay lacag ka xaday saraakiil ka tirsan dowladda ayaa laga soo xiray…Read more »
Ciidamada Ruushka oo sii wada gantaallada ay ku garaacayaan magaalooyinka Ukraine. Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | . Arbaco: July 20, 2022 Ciidamada Ruushka ayaa sii wada gantaallada a ay ku garaacayaan magaalooyinka Ukraine. Saraakiisha ku sugan gudaha ayaa kusoo warramayaa…Read more »
Dabka ka kacay qeybo kamid ah qaaradda Yurub oo weli kusii faafaya halkaas xilli kuleyl daran uu ka jiro Yurub. Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | . Arbaco: July 20, 2022 Dabka ka kacay qeybo kamid ah qaaradda Yurub ayaa weli kusii faafaya halkaas xilli kuleyl daran uu ka jiro…Read more »
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre “ Dagaal ka dhan ah alshabab ayaan qaadaynaa dhawaan. Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: July 20, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay inay isku diyaarinayaan sidii ay ku qaadi lahaayeen ‘guluf weyn’ oo ka…Read more »
Dab xoog leh oo ka socda Yurub oo dhan, halkaasoo kuleylka uu sii xoojiyey wajiga abaareed ee jira. Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: July 20, 2022 Dab xoog leh ayaa ka socda Yurub oo dhan, halkaasoo kuleylka uu sii xoojiyey wajiga abaareed ee jira. Inkastoo uu…Read more »
Xildhibaan aadan Saransoor oo Xil Sare loo Magacaabay Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: July 20, 2022 Gudoomiyaha golaha shacabka Aaden Madoobe ayaa u magacaabay Xildhibaan Aden Saransoor in uu noqdo masuulka baarlamaanka Africa kumatalaya baarlamaanka 11-aad…Read more »
Dowlada Maraykanka Oo Ka Hadashay Heshiiska Dhawaan ay Gaareen Dowlada Soomaaliya Iyo Kenya Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: July 20, 2022 Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay heshiiska cusub ee ay Jimcihii lasoo dhaafay wada gaareen dalalka Soomaaliya iyo Kenya, kadib wadahadallo…Read more »
Midowga Yurub ayaa lacag dhan 13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya. Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: July 20, 2022 Midowga Yurub ayaa lacag dhan 13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya. Lacagtan oo lagu shubayo qasnada…Read more »
Sri Lanka oo yeelatay madaxweyne cusub kadib markii uu cararay madaxweynihii hore Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: July 20, 2022 Baarlamaanka Sri Lanka ayaa madaxweyne cusub u doortay Ranil Wickremesinghe oo ahaa Ra’iisul Wasaaraha dalkaas. Ranil Wickremesinghe ayaa helay 134…Read more »
Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin oo shir uga qeyb galaya Dalka Iran Posted on July 20, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: July 20, 2022 Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa shalay ku tagay dalka Iran safarkiisii ugu horeeyay ee caalami ah oo ka baxsan xuduuda…Read more »