Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo meel fagaaro ah ku burburiyay khamriga gaaraya 100 dhalo
Sabti: JULY 30, 2022 Gudoomiyaha gobolka Nugaal iyo Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo ay weheliyaan xeer ilaalinta Maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Nugaal…