432 Views

Mareykanka iyo K/koofureed oo samaynaya dhoolatus Militeri

Mareykanka iyo K/koofureed oo samaynaya dhoolatus Militeri
____________________________________________________________________________

Arbaco: AUGUST 17, 2022

Kuuriyada Koonfureed iyo Maraykanka ayaa bilaabi doona dhoolatuskii ugu ballaan oo Militeri , xilli ay sii kordheyso tijaabada Hubka Nuclear-ka ee ay samayneyso Dowladda Kuuriyada Waqooyi.

Dhoolatuska oo lagu aadiyay xilliga xagaaga ayaa bilaaban doona Ogosto 22 ilaa Sebtember 1, iyada oo ay ka qeyb ka yihiin diyaarado, maraakiib dagaal, taangiyo iyo lana soo bandhigi doono tobanaan kun oo ciidan ah.

Tillaabadan ayaa sii kordhinaysa colaada iyo Hanjabadaada ay is dhaafsadaan dalalka Mareykanka iyo Kuuriyada Waqooyi.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post