894 Views

Qalabka difaaca cirka ee Yukreen oo la burburay xilli ay u socdeen Kyiv

Qalabka difaaca cirka ee Yukreen oo la burburay xilli ay u socdeen Kyiv
____________________________________________________________________________

Sabti: February 26, 2022

Faah faahin dheeri ah ayaa hadda laga helay kolonyada ciidamada Ukraine ee la burburiyay oo wariyaheena BBC-da Orla Guerin uu ku arkay wax saacad ku dhow magaalada Kyiv.

Sidoo kale Qeybta gantaalada hawada ee xalay lagu burburiyay gantaalada Ruushka, ayaa u muuqda mid la mid ah kii Ukraine ay geeysay Donbas bishii hore.

Office Nairobi ken ya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post