Dowladda Sacuudiga oo Soomaaliya ugu deeqday Malaayiin Dollar Posted on August 30, 2022 by QOL Contributor | Talaado:AUGUST 30, 2022 Dowladda Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in ay Soomaaliya ugu deeqday 13 Milyan oo Dollar, si wax looga qabto Abaaraha ba’an ee…Read more »
Ciidanka Dowladda oo howlgallo ka sameeyay Gobolka Shabeellada Hoose Posted on August 30, 2022 by QOL Contributor | Talaado:AUGUST 30, 2022 Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan Kumandooska Danab Ururka 7aad Guutada 16-aad Danab ayaa howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay deegaano…Read more »
Kulan looga hadlay Gurmad ka abaaraha oo ka dhacay Xafiiska R/wasaaraha Posted on August 30, 2022 by QOL Contributor | Talaado:AUGUST 30, 2022 Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Jaamac, ayaa kulan la qaatay Wasiiradda xubnaha ka ah…Read more »
Maxkamadda sare ee dalka Kenya oo diiday codsi uu u soo gudbiyey madaxweynaha la doortay Kenya ee William Ruto. Posted on August 30, 2022 by QOL Contributor | Talaado:AUGUST 30, 2022 Maxkamadda sare ee dalka Kenya, ayaa diiday codsi uu u soo gudbiyey madaxweynaha la doortay Kenya ee, William Ruto. Codsiga ayaa…Read more »
Markab sida qamadiga Ukraine ayaa gaarey dekadda Jabuuti Posted on August 30, 2022 by QOL Contributor | Talaado:AUGUST 30, 2022 Markab sida 23,000 oo tan oo badarka Ukrain ah ayaa gaaray dalka Jabuuti ee Geeska Afrika oo ay abaaro ba’ani ku…Read more »
Booliska dalka Madagascar oo dilay 11 qof oo debedbaxayaal ah Posted on August 30, 2022 by QOL Contributor | Talaado:AUGUST 30, 2022 Madagascar — Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay dalka Madagascar, ka dib markii ay ciidamada boolisku rasaas ku fureen dad…Read more »
Booliiska dalka Hindiya oo diiwaan geliyay kiis ku saabsan kadib markii Ey lagu faraxumeeyay dalkaas Posted on August 30, 2022 by QOL Contributor | Talaado:AUGUST 30, 2022 Booliiska dalka Hindiya, ayaa diiwaan geliyay kiis, kaasoo aan dabiici ahayn, kadib markii Ey lagu faraxumeeyay Pune. Dhowr bilood ka hor,…Read more »
Pakistan: Fatahaado saameeyey 33 milyan oo qof oo dalkaas ka barakacay Posted on August 30, 2022 by QOL Contributor | Talaado:AUGUST 30, 2022 Hay’adaha samafalka iyo masuuliyiinta dalka Pakistan ayaa gurmad u fidinaya shacabka Pakistan oo ay soo foodsaareen daadadkii ugu xumaa ee dalkaas…Read more »
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dalka Koonfur Afrika uga qeyb galaya shirka (Pan-African Parliament) Posted on August 30, 2022 by QOL Contributor | Talaado:AUGUST 30, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar ugu ambabaxay magalada Johannesburg ee dalka…Read more »