Computer-ada laga maamulo hawlaha nukliyeerka ee Iran oo la jabsaday Posted on October 24, 2022 by QOL Contributor | Isniin: OCTOBER 24, 2022 Koox aan la aqoonsan oo isku magcawday Black Reward ayaa sheegtay inay jabsatay qaar ka mida computer-ada laga maamulo hawlaha…Read more »
Dagaal beeleed toddobaadkan ka dhacay Sudan oo ay ku dhinteen 150 qof Posted on October 24, 2022 by QOL Contributor | Isniin: OCTOBER 24, 2022 Goobjoogayaal ku sugan gobolka Blue Nile ee dalka Sudan ayaa sheegay in in ka badan 150 qof in lagu dilay…Read more »
Afar xubnood oo ka tirsan ciidamada Boliiska Kenya oo lagu eedeeyey in ay ka dambeeyyeen dilal , afduubyo iyo jirdil ka dhacay gudaha dalkaas Posted on October 24, 2022 by QOL Contributor | Isniin: OCTOBER 24, 2022 Afar xubnood oo ka tirsan ciidamada Boliiska Kenya ayaa lagu eedeeyey in ay ka dambeeyyeen dilal , afduubyo iyo jirdil…Read more »
Maxkamadda militeriga Soomaaliya oo xukun dil ah ku fulisay 2 nin oo ‘Al-Shabaab ka tirsanaa’ Posted on October 24, 2022 by QOL Contributor | Isniin: OCTOBER 24, 2022 Maxkamadda ciidamada ee Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay labo nin oo ay ku heshay dambi ah inay…Read more »
Dalka Britian oo yeelaneysa Ra’iisal wasaarihii saddexaad, muddo sannad gudihii Posted on October 24, 2022 by QOL Contributor | Isniin: OCTOBER 24, 2022 Dalka Britian ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya Ra’iisal wasaarihii saddexaad muddo sannad gudihiis ah. Xilka Ra’iisal wasaaraha waxaa ku…Read more »
Wasiir Arrimaha Gudaha maamulka Puntland Juxa oo sheegay inaysan jiri doonin wax muddo ku darsasho ah oo ka dhaca Puntland Posted on October 24, 2022 by QOL Contributor | Isniin: OCTOBER 24, 2022 Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa oo magaalada Gaalkacyo uga qeyb galay kulan lagu taageerayey…Read more »