Al Shabaab oo xalay weerar gaadmo ah ku qaaday askar katirsan ciidanka Soomaaliya gobolka Gedo.
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar gaadmo ah ku qaaday askar katirsan ciidanka milatariga dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa…