Tijaabada Luuqada ee Degmooyinka Qaar oo ka bilowday Wadanka Sweden iyadoo ula jeedka yahay in Shaqaalaha ka shaqeeya goobaha Daryeelka laga hubiyo luuqadooda
Khamiis: DECEMBER 15, 2022 Tijaabada Luuqada ee Degmooyinka Qaar ayaa ka bilowday Wadanka Sweden iyadoo ula jeedka yahay in Shaqaalaha ka shaqeeya goobaha Daryeelka…