222 Views

Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo ka horyimid muddo kororsiga laftagareen sheegeyna in awood lagu tagi doono Baydhabo

Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo ka horyimid muddo kororsiga laftagareen sheegeyna in awood lagu tagi doono Baydhabo
____________________________________________________________________________

Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya ahna mudane ka tirsan Baarlamanka hadda jira Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegey inay lagama maarmaan tahay in la sameeyo dib u heshiisiin dhexmarta siyaasiyiinta iyo beelaha tabashada qaba ee Koonfur Galbeed.

Mursal ayaa waxa uu sidoo kale, isaga oo ka hadlayay muddo kororsiga maamulka Koonfur Galbeed ee uu hoggaamiyo Cabdicasiis Lafta-gareen wuxuu sheegay in laga maarmaan tahay doorasho ka dhacda Maamulka Koonfur Galbeed.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post