3246 Views

Sawiro:-Jawaari Oo Lakulmay Danjiraha Shiinaha Ee Soomaalya

Sawiro:-Jawaari Oo Lakulmay Danjiraha Shiinaha Ee Soomaalya
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL |  10 Oktoobar, 2017 – Gudoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilsay safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Qin jian, waxa ayna ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin xiriirka labada wadan.

Gudoomiyaha golaha shacabka iyo safiirka Shiinaha ee Soomaaliya ayaa kulankooda inta uu socday ka wada hadlay isku xirka  baarlamaannada Soomaaliya iyo Shiinaha , mashaariicda lagu horumarinayo golaha shacabka iyo arrimo kale, sida uu geba gebada kulanka kaddib uu warbaahinta Qaranka u sheegay C/kariin Xaaji Cabdi Buux oo ah xoghayaha guud ee golaha shacabka.’

Dalalka Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa waxaa ka dhaxeeya xiriir soo jireen ah oo dhinacyo badan isugu jira iyadoo dowlada Shiinaha ay Soomaaliya ka taageerto waxyaabo ay ka mid yihiin dhinacyada waxbarashada.

4444 6666 1111111 bbbbbb

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment