Baarlamaanka oo ka doodaya Hindise sharciyeedka saxaafadda
Muqdisho, November 02 2015 — Xildhibaanada Barlamanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa kulankooda kaga hadli doono Hindise sharciyeedka Saxaafadda Xildhibaan…