RW Khayre oo maanta booqday ciidamo hor leh oo loo diyaariyey sugida Amaanka Caasimada Posted on May 7, 2018 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 07, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Dalka Xasan Cali Kheyre,Wasiir Kuxigeenka Amniga Taliyayaasha Nisa iyo Asluubta iyo Duqa Muqdisho ayaa…Read more »
Axmed Madoobe oo Kismaayo ku soo laabtay Posted on May 7, 2018 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 07, 2018 – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo maalmaahan ku maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta…Read more »
Madaxweynaha Jabuuti iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo kulan yeeshay Posted on May 7, 2018 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 07, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdigii uu hoggaaminayey Taliyaha…Read more »
Wasiir Mukhtaar oo khudbad ka jeediyay shirka OIC Posted on May 7, 2018 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 07, 2018 – Mudane Mukhtaar Mahad Daa’uud Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa Khudbad ka jeediyay shirka…Read more »
RW Kheyre oo la filaayo in uu taggo Hobyo Posted on May 7, 2018 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 07, 2018 – Wafdi uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta lagu waddaa in ay…Read more »
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo booqday deegaannada gobalka Gedo ee fatahaaduhu saameeyeen Posted on May 7, 2018 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 07, 2018 — Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa shalay booqasho ku…Read more »
Guddoomiyaha G/Benaadir oo la kulmay Danjiraha Norwey u fadhiya Soomaaliya. Posted on May 7, 2018 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 07, 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kulan la qaatay…Read more »
Xildhibaanada Aqalka Sare oo Cabasho ka ah Madaxtooyadda Posted on May 7, 2018 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 07, 2018 – Qaar ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in Cabasho…Read more »
Madaxda Dalalka deriska la ah Soomaaliya oo maanta ku shiraya Nairobi Posted on May 7, 2018 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 07, 2018 – Waxaa lagu waddaa in maanta oo Axad ah uu dalka Kenya ka furmo shir looga hadlaayo…Read more »
AKHRISO: Qodobadda looga hadlaayo kulanka golaha shacabka ee maanta Posted on May 7, 2018 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 07, 2018 – Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta lagu waddaa in ay Magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulan. Kulankaan ayaa…Read more »