Eng.Yarisow “Waxaan bogaadinayaa dhabar adayggii aqoonyahannada Soomaaliyeed ay ku samata bixiyeen waxbarashada dalka.”
Muqdisho | QOL | Ogoosto 08, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka qeyb galay munaasabad lagu…