Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo wali Go’doon ku jira Posted on December 16, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogadishu | QOL | December 16, 2018 –Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa warbaahinta u sheegay in uu wali uu ku jiro…Read more »
Xildhibaanada Wada Mooshinka Ka Dhanka Ah MD Farmaajo Oo Warqad Cabasha Ah U Diray Itoobiya Posted on December 16, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogadishu | QOL | December 16, 2018 –Xildhibanadaan oo la magac baxay Badbaado Qaran (NSC), waxay Qoraal u direen Dowladda Ethiopia si ay u…Read more »
Kheyre oo caalamka ugu baaqay in kaliya aysan xoogga saarin dagaalka Al-shabab Posted on December 16, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogadishu | QOL | December 16, 2018 –Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka hadlayay Madasha Sanad laha ah ee Dooxa ayaa Waddamadii…Read more »
aliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Oo Maanta Kormeer Sameeyay Posted on December 16, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogadishu | QOL | December 16, 2018 –Taliyaha Ciidanka Booliska S/gaas Bashir Abdi Maxamed “Ameeriko” ayaa kormeer shaqo ku tagay Dekada Muqdisho iyo Garoonka…Read more »
Khudbadaha Musharaxiinta KGS Oo Maanta Bilaaban Doonta Posted on December 16, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogadishu | QOL | December 16, 2018 –Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay in Maanta oo ay taariikhdu tahay 16-ka bishaan ay…Read more »
Koonfur Galbeed oo iska fogeysay xariga Roobow Posted on December 16, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogadishu | QOL | December 16, 2018 – Maamulka Koonfur Galbeed ayaa si weyn isaga fogeeyay xariga Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansoor oo dhawaan…Read more »