Maareeyihii Golaha Murtida ee Tiyaatarka oo xilka laga qaaday Posted on April 29, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Abriil 29, 2019 —Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu xilka uga qaaday…Read more »
SAWIRO:-Madaxweyne Deni oo qaabiley Safiirka Masar ee Soomaaliya Posted on April 29, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Abriil 29, 2019 —Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku Qaabiley wafti ballaaran oo…Read more »
Sawiro:-Madaxweyne Farmaajo “Muhiimad weyn ayey noo leedahay in ubadkeenna aan u sameyno fursado waxbarasho oo tayo leh.” Posted on April 29, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Abriil 29, 2019 —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeeray Imtixaanaadka Dugsiyada Hoose Dhexe ee Dalka ayaa…Read more »
Maxaa ka jira in Madaxweyne Farmaajo aqbalay in la bedelo Ra’iisul Wasaare Kheyre? Posted on April 29, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Abriil 29, 2019 —Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha bulshada lagu faafiyey Warar sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu aqbalay…Read more »
SAWIRO:-Wasiir Cawad oo la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Qatar Posted on April 29, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Abriil 29, 2019 —Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kulan laba dhinacle ah kula…Read more »
SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo shir ka furey Magalada Garoowe Posted on April 29, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Abriil 29, 2019 —Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay shirka kalluumaysatada Soomaaliyeed oo ay kasoo qayb-galeen Wasiirada Wasaaraddaha…Read more »
Wafdi ka Socda Dalka Masar oo Kormeeray Isbitaalka Xoogga Dalka iyo Kuliyadda Jaalle Siyaad Posted on April 29, 2019 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | April 29, 2019 – Wafdigaan uu hoggaaminayay Generaal Waxiid Ibraahim Khafaaji oo ah kaaliyaha Wasiirka Gaashandhigga Dalka Masar iyo Taliye…Read more »
R/wasaare ku-xigeenka dalka oo Muqdisho ka furay shirka Badqabka Fikirka iyo la dagaalanka Xagjirnimada Posted on April 29, 2019 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | April 29, 2019 – Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga…Read more »
Is Somalia ready for a one-person-one-vote in 2020? Posted on April 29, 2019 by QOL Editor | 0 Comments Somalia is currently recovering from over 3 decades of instability. The Federal government of Somalia currently sits in Mogadishu at Villa Somalia that is…Read more »
Somalia to establish first National ICT Innovation Center Posted on April 29, 2019 by QOL Editor | 0 Comments Mogadishu | QOL | April 29, 2019 – Ministry of Post, Telecom and Technology is planning to establish the first national innovation center aimed…Read more »