1527 Views

SAWIRO:-Safiirka Cusub ee Ruushka u soo magacaabay Somalia oo waraaqaha laga guddoomay

SAWIRO:-Safiirka Cusub ee Ruushka u soo magacaabay Somalia oo waraaqaha laga guddoomay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL July 10, 2019 —Kusimaha Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Avv. Hersi Haji Calasow, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa kaga guddoomay nuqul kamid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ee Safiirka cusub ee Ruushka, Mudane Mikhail Golovanov.

 

Kusimaha Xoghayaha joogtada ayaa urajeeyay Safiirka cusub in uu ku guuleysto howlaha loo igmaday, isagoo carabka ku adkeeyay in uu si dhammeystiran utaageeri doono xoojinta xariirka laba geesoodka ee qotada dheer u dhaxeeya labada dal ee saaxiibada ah si iskaashi dhow dhinacyo badan leh loo sameeyo.

 

Si kastaba labadii sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa qaar ka mid ah wadamada Caalamka ay safiiro Cusub u soo Magacaabayeen safiiro Cuusb,waxaana dhawaan Soomaaliya safiiro u soo Magacaawday dalalka Canada & Austria.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment