Dowladda oo sheegtay in la toogtay Haweeney dooneysay inay Saldhig isku qarxiso
Muqdisho | QOL August 08, 2019 —Sida ay baahisay Warbaahinta Dowladda Soomaaliya Ciidammada ammaanka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa Maanta toogasho ku diley…