Silvia Romano oo laga cabsi qabo in la keeno Soomaaliya Posted on August 31, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogoosto 31, 2019 –Dowlada Talyaaniga ayaa shaacisay in ay ka cabsi qabto in Silvia Romano oo u dhalatay dalka Talyaaniga,…Read more »
Kenya oo Amar cusub kusoo rogtay Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee aada Nairobi Posted on August 31, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogoosto 31, 2019 –Xilli Muwaadiniinta Soomaaliyeed ay ku qabaan dhibaatooyin waa weyn marista Magaalada Wajeer oo lagu baaro, islamarkaana laga…Read more »
Shaqaalaha dowladda oo lagu dhawaaqay in ay fasax yihiin Posted on August 31, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogoosto 31, 2019 –Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku wargelisay shaqaalaha dowladda iyo kuwa…Read more »
Dowladda oo Ciidamo horleh Maanta geysay Dhuusamareeb Posted on August 30, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogoosto 30, 2019 –Wararka laga helayo Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow Garoonka Diyaaradaha…Read more »
SAWIRO:-Sheekh Shaakir oo la kulmay Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM Posted on August 30, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogoosto 30, 2019 –Madaxa Xukumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Madaxtooyada Galmudug kula kulmay Saraakiil ka socotay Howlgalka…Read more »
Dad diidan Ahlusunna oo la sheegay inay ku sugan yihiin Dhuusamareeb Posted on August 30, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogoosto 30, 2019 –Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ahna hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada kusoo kordhay…Read more »
SAWIRO:-Wafdi ka socda Dowladda oo gaaray Magalada Dhuusamareeb Posted on August 30, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogoosto 30, 2019 –Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug waxaa gaaray oo Maanta lagu soo dhaweeyay Xildhibaan C/xakiin Macallin Axmed…Read more »
Khilaaf soo kala dhex-galay Imaaraadka & Yemen Posted on August 30, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogoosto 30, 2019 –Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa xaqiijisay inay weerar duqeyn ah ku qaadday magaalada Cadan ee dalka Yemen, ayada…Read more »
Maxay tahay sababta Ciidamo AMISOM loo geynayo Dhuusamareeb? Posted on August 30, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments muqdisho | QOL | Ogoosto 30, 2019 –Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Taliska guud ee AMISOM ayaa Maanta oo Jimce ah waxaa ay isku raaceen…Read more »
Kenya oo sheegtay inay dishay Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab Posted on August 30, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogoosto 30, 2019 –Ciidanka Booliska Dalka Kenya ayaa aroornimadii hore ee Saaka oo Jimca ah toogasho ku dilay Nin la…Read more »