Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka dib ugu soo laabtay Posted on September 1, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | September 1, 2019 —Madaxweyne Farmaajo ayaa galabta Dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu Magaalada Yokohama.ee Dalka Jabaan…Read more »
Khayre oo Kulan la qaatay Guddiga Wajiga Labaad Ee Dib-u-qaabeynta Ciidamada Posted on September 1, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | September 1, 2019 —Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay guddiga u xil…Read more »
SAWIRO:-RW Kheyre oo Xildhibaannada mucaaradka kala hadlay dhismaha Galmudug Posted on September 1, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | September 1, 2019 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa Maanta waxaa uu Xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Xildhibaano…Read more »
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay Xarun dib u dhis lagu sameynaayo Posted on September 1, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | September 1, 2019 Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta dhagax-dhigay Xarunta Degmada Shibis oo…Read more »
SAWIRO:-Ergo ka qeyb-galeysa Shirka dib u heshiisiinta oo gaartay Dhuusamareeb Posted on September 1, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | September 1, 2019 –Magalada Dhuusamareeb ee Xaunta Gobolka Galgaduud waxaa manta gaaray Ergada dadka dega Magalada Cadaado ku matalaya shirka…Read more »
Soomaaliya oo shir looga hadlayo Garsoorka uga qeyb-galeysa K/Afrika Posted on September 1, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | September 1, 2019 –Magaalada Ceptown ee dalka Koonfur Afrika ayaa lagu wadaa in Maanta oo Axad ah uu ka furmo…Read more »
Ciidamo horleh oo Maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb Posted on September 1, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | September 1, 2019 –Maanta oo Axad ah ayaa la filayaa in Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug inay gaaran Ciidamo…Read more »
Dowladda oo looga digay inay afduubato doorashada Galmudug Posted on September 1, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | September 1, 2019 –Dowladda Soomaaliya ayaa bilihii u dambeeyay waxaa ku howlaneyd sidii Maamul loogu sameyn lahaa Maamulka Galmudug,waxaana jira…Read more »
Faah faahin:-Dil xalay ka dhacay Xaafad ka tirsan Muqdisho Posted on September 1, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | September 1, 2019 –Kooxo hubeysan ayaa xalay fiidkii waxaa Xaafada suuqa Arjantiin ee degmada Kaaraan gobolkan Banaadir ku dileen Wiil…Read more »
Jubbaland oo ka hadashay xarig la sheegay in loo geystay Wasiirka Amniga Jubbaland Posted on September 1, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | September 1, 2019 –Injineer Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed, oo ah wasiirka warfaafinta ee maamul goboleedka Jubbaland oo wareysi siiyay BBC-da…Read more »