Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir oo dowladda ku eedeeyay in ay ku xirtay magaalada Beledweyne ku dhawaad 100 ruux
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dowladda ku eedeeyay in ay ku xirtay magaalada Beledweyne ku dhawaad 30 ruux, kuwaasoo kasoo horjeeday maamulka…