1443 Views

Baarlamaanka Yurub oo Ugandha ugu baaqay in ay baaritaano lagu sameyo doorashadii dalkaasi

Baarlamaanka Yurub oo   Ugandha ugu baaqay  in ay baaritaano lagu sameyo  doorashadii dalkaasi
____________________________________________________________________________

..

Axad February 14/2/2021

Dowladda Uganda ayaa waxaa ay wajahaysa Cunaqabateyn dhinaca dhaqaalaha, kadib markii lagu eedeyey in ay ciidamada dalkaasi sameeyeen xad gudub ku aadan Doorashooyinkii dhawaan ka dhacay wadankaasi.

Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa Madaxda dalka Ugandha ugu baaqay  in ay baaritaano sax ah lagu sameeyo dhibaatooyinkii ka dhashay doorashadii uu ku guuleystay madaxweynaha dalkaasi Yoweri Musefani.


Cunaqabateynta ayaa waxaa si gaar ah loo saari doonaa mas’uuliyiinta sida gaarka ah ugu dhaw Madaxweynaha Ugandha Musefeni sida saraakiisha Amniga Gaashaandhiga iyo arrimaha gudaha

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post