1323 Views

Brazil oo saacadihii ugu danbeeyay ay xanuunka Karona ugu dhinteen dad gaaraya 1,910 ruux

Brazil oo   saacadihii ugu danbeeyay ay xanuunka Karona ugu dhinteen dad gaaraya 1,910 ruux
____________________________________________________________________________

.

 5- Marso, 2021

Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Brazil ayaa sheegtay in saacadihii ugu danbeeyay ay dalkaasi xanuunka Karona ugu dhinteen dad gaaraya 1,910 ruux.

Sidoo kale wasaaradda ayaa sheegtay in ay kordheen kiisaska xanuunkan iyadoona saacidihii ugu danbeeyay ladiiwaan galiyay in kabadan 70 kun oo kiis.

Waxa ay ahayd maalinkii labaad oo ay dowladda Brazil diiwaan galisay dhimashadii ugu badneed tan iyo uu Fayrisku bilawday.  

Waxaa dhaleeceen xoogan oo ku aadan wax kaqabasho la’aanta xanuunkan wajahaya madaxwayaha Brazil Jair Bolsanaro oo isaga qudhiisa horay uu xanuunka ugu dhacay.

 Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post