Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Sabtida maanta ah xasuuq u aqqoonsaday dilalkii badnaa ee xilligii Dagaalkii Koowaad ee Adduunka ay boqortooyadii Cusmaaniyiintu ka gaysatay…
April 25-2021 Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay gaaray wafdi ka socday dowladda Kenya, kuwaasi oo lagu soo dhaweeyay Garoonka…