Isgoyska Fagax oo kala qeybiya Yaaqshiid iyo Kaaraan oo goordhow ay la wareegeen Ciidamo hubeysan
April 25-2021 Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo badan iyo gaadiid dagaal oo xalay soo galay halkaas ay saakay la…