Wasiirka howlaha guud Uganda oo dhawac halis ah loo Geystay iyo gabdhiisa oo ku dhimatay
June 1/2021 Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka Uganda, horeyna u ahaa talyihii ciidanka difaaca ee dalkaasi, Gen. Katumba Wamala ayaa saaka lagu weeraray bartamaha…