609 Views

Awn Saan Suujii oo eedayn Musuq Maasuq wajahaysa Maxkamad la soo taagayo

Awn Saan Suujii oo eedayn Musuq Maasuq wajahaysa Maxkamad  la soo taagayo
____________________________________________________________________________

June 10 2021

Hogaamiyihii dalka Myanmar Aung San Suu Kyi, (Awn Saan Suujii) ayaa wajahaysa eedeemo musuq maasuq oo ay ku kacday intii ay xilka heesay.

Haweenaydan ayaa dalkas hogaaminaysay tan iyo markii bishii Febaraayo ee horaantii sanadkan ay afganbi xilka kaga tureen milatariga.

Waxaana eedeemaha loo haysto kamid ah boqolaal kun oo doollar oo ay qaab laaluush ahaan ah u qaadatay iyo hanti dadwayne oo ay lunsatay.

Sidoo kale Isniinta soo socota  ayaana lagu wadaa in ay Maxakmadda ay kasoo muuqato.

OFFICe Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post