Biden oo amray hay’adda FBI-da in ay kala shaandeyso dukumentiyada la xiriira weeraradii 11-kii September
Sabti: September 4, 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa saxiixay amar fulin ah oo uu ku amrayo hay’adda FBI-da in ay kala shaandeyso dukumentiyada…