Wasiirka Arrimaha Dibadda somaliya oo khadka teleefoonka kula hadlay Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Qatar
Arbaco: September 1, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa khadka teleefoonka kula hadlay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda…