Dadka reer Qatar oo ka qeybagalaya codeyntii u horreysay ee baarlamaani ah Posted on October 2, 2021 by QOL Contributor | Sabti: October 2, 2021 Dadka reer Qatar ayaa Sabtida maanta ah ka qeybagalaya codeyntii u horreysay ee baarlamaani ah ee dalkani uu qabto, taasi…Read more »
War deg deg ah: Ciidamada Ahlu Sunna oo la wareegay gacan ku heynta deegaanka Ceeldheere Posted on October 2, 2021 by QOL Contributor | Sabti: October 2, 2021 Waxaa goor dhawayd Ciidamada Ahlusuna ay la wareegeen Deegaan Muhiim u ah isku socoda Dhuusamareeb iyo Guriceel. Wararka ayaa sheegaya…Read more »
Taliyaha Ciidamada Booliiska Harammcad farxaan Qaroole oo Wacad ku maray in uu Cagta marin Doono Burcad Diimeedka Ahlusuna Posted on October 2, 2021 by QOL Contributor | Sabti: October 2, 2021 Taliyaha Ciidamada Booliiska Gobolka banaadir ahna taliyaha Ciidamada Haramcad ayaa hanjabaad hawada u Mariyay Ururka Ahlusuna, oo maalmihii la soo…Read more »
Wasiir Beyle “ Waxaa jirtay maalin aan iri sagxaddaan taaganahay oo aan dad Soomaaliyeed la hadlayey oo aan caloosheyda u soo xaaray Posted on October 2, 2021 by QOL Contributor | Sabti: October 2, 2021 Wasiirka wasaaradda maaliyadda Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo shir jaraa’id u qabtay wariyeyaasha ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah…Read more »
Ciidamada Booliska Somaliland oo sheegay in dadka Konfurta Somaliya ka imaado iyo Itobiyanka ay isku Xuquuqyihiin ajnabi. Posted on October 2, 2021 by QOL Contributor | Sabti: October 2, 2021 Maamulka Somaliland gaar ahaan Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xalay ka sameeyeen qeybo ka mid ah magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka…Read more »
Puntland oo gacanta ku dhigay Askari Dil iyo dhaawac geystay. Posted on October 2, 2021 by QOL Contributor | Sabti: October 2, 2021 Askari ka tirsan Ciidanka Maamulka Puntland ayaa fal isugu jiray dil iyo dhaawac dad shacab ah ugu geystay agagaarka daarta…Read more »
Ciidamada Gor Gor iyo Kuwa Haramcad oo saakay mar kale loo qaaday Dhuusamareeb. Posted on October 2, 2021 by QOL Contributor | Sabti: October 2, 2021 Wararka ka imaanaya garoonka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saakay mar kale Ciidamo gaaraya 200- oo ah haramcad iyo Gor…Read more »
Qadar “ Taalibaan annaga hanaga barato sida loogu dhaqmo shareecada Islaamka Posted on October 2, 2021 by QOL Contributor | Sabti: October 2, 2021 Qadar ayaa door muhiim ah ka cayaartay in wada hadal lala bilaabo Taaliban. balse haatan Qadar waxay niyad xumo ka…Read more »
Sheekh Maxamed Shaakir “ Galmudug waxay Noqotay in Xil laga qaato oo lala wareego, anaga waa u Qidmaynaynaa shabaab ayaan ka saaraynaa Posted on October 2, 2021 by QOL Contributor | Sabti: October 2, 2021 Hogaamiyaha ahlusuna Sheekh Maxamed Shaakir oo la hadlayay BBC-da ayaa ka hadlay xaaladaha Gobolka Galgaduud gaar ahaan galmudug, waxa uuna…Read more »
Midowga Yurub oo hakiyay wadahadalladii ganacsiga ee ay la lahaayeen Dalka Australia Posted on October 2, 2021 by QOL Contributor | Sabti: October 2, 2021 Midowga Yurub ayaa hakiyay muddo aan la cayimin wadahadallo qorsheysnaa oo ay la yeelan lahaayeen dalka Australia. arrintan ayaa imaneysaa…Read more »