Kooxda Dawladda Islaamka oo sheegtay Mas’uuliyada Qaraxii shalay Masjidka oo ay ku dhinten 70 qof
Sabti: October 9, 2021 Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday masaajid ku yaal magaalada Kunduz ee dalka Afgaanistaan ayaa lagu dilay ugu yaraan 50…