Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe Posted on April 17, 2022 by QOL Contributor | Axad:: April 17, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda Puntland ee Garoowe, kadib safar uu…Read more »
Guddiga doorashooyinka Guddoonka Golaha Shacabka oo guddoon doortay Posted on April 17, 2022 by Bashiir Barre | Waxaa Maanta kulankii uu horreeyay magaalada Muqdisho ku yeeshay Guddiga doorashooyinka Guddoonka golaha Shacabka, iyaga oo maanta doortay Guddoomiye iyo xoghayaha guddiga. Guddiga oo…Read more »
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal & Xubno kale oo gaaray Kismaayo Posted on April 17, 2022 by Bashiir Barre | Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf, kuxogeenkiisa iyo Xubno kale oo kamid ah Guddiga ayaa waxaa ay Maanta gaareen Maaalada Kismaayo ee…Read more »
Galmudug & Puntland oo heshiis ka gaaray dil ka dhacay Gaalkacyo Posted on April 17, 2022 by Bashiir Barre | Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo ee Puntland Eng Maxamud Cabdinuur Aaden , iyo dhigiiisa Galmudug Cabdiraxman Shiikh xasan , Odayaasha Guddiga Nabadda, iyo Labo-Beelood oo dhawaan…Read more »