Xildhibaan khadiija Diiriye oo iskusoo Sharaxday Booskii Fahad Yaasiin U tartami lahaa
Talaado: April 19, 2022 Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye ayaa shaacisay inay tahay murashax u taagan kuriga guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka baarlamanka federaalka…