Ciidamada GorGor ayaa dagaal kula wareegay Deegaanka Sangooye oo ay isku aruursanayeen xubno ka tirsan kooxda la baxday Ahlusunna ee shalay laga saarey Dhuusamareeb.…
Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ugu baaqay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha in ay usoo gudbiyaan Musharax kaste halka qof…
Ukraine waxay u badan tahay inay ku guulaysatay dagaalka Kharkiv – sida laga soo xigtay Machadka Daraasaadka Dagaalka. Qiimeyntii ugu dambeysay ee ay ku…
Guddiga doorashooyinka Xildhibaanada labada aqal ee qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu waddaa in saacaddaha soo socda ay yeeshaan kulan lagu go’aaminaayo doorashada…
Sabti: May 14, 2022 Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in bandow ka bilaabanaya caawa lagu soo rogi doono magaalada Muqdisho, iyadoo lagu wado in berito…