Maxay QM ka tiri doorashadii uu kusoo baxay Xasan Sheekh Maxamuud? Posted on May 16, 2022 by Bashiir Barre | Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ugu hambalyeysay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud doorashada loo doortay madaxwaynihii tobnaad ee Soomaaliya, iyada oo rajaysay in ay…Read more »
Duulimaadyada Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde oo dib loo fasaxay Posted on May 16, 2022 by Bashiir Barre | Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho Cabdinaasir Maxamud Gureey ayaa sheegay in dhamaan la fasaxay Duulimaadka Diyaaradaha ka soo dagaya Garoonka Aadan Cadde…Read more »
Britain oo sheegtay in Madaxweynaha Cusub kala Shaqeyneyso la dagaalanka Al-Shabaab Posted on May 16, 2022 by Bashiir Barre | Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay inay siweyn ula Shaqeyn doonto Madaxweynaha Cusub ee loo doortay Soomaaliya ee Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo markii labaad dib…Read more »
Dabaal degyo aan horey loo arag oo Muqdisho ka dhacay kadib guushii Xasan Sheekh Posted on May 16, 2022 by QOL Contributor | Isniin: May 16, 2022 Dabaal degyo waa weyn oo aan horey loo arkay ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo illaaa saaka sii…Read more »
Waa kuma Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud? Posted on May 16, 2022 by QOL Contributor | Isniin: May 16, 2022 Sanadkii 1955-kii ayuu Xasan Sheekh ku dhashay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, ee dalka Soomaaliya, haddana waa 66 ilaa 67…Read more »
Xildhibaanada Aqalka Congresska Ilhaan Cumar oo ka hadashay guusha Xasan Sheekh Maxamuud Posted on May 16, 2022 by QOL Contributor | Isniin: May 16, 2022 Xildhibaanada Aqalka Congresska Maraykanka Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in natiijada doorashada ay tahya guul usoo hoyatay ummada Soomaaliyeed. “Dalka wuxuu…Read more »
Madaxweyne Farmaajo oo u Hambalyeeay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya. Posted on May 16, 2022 by QOL Contributor | . Isniin: May 16, 2022 –Madaxweynaha Xafiiska jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey walaalkiis Xasan Sheekh Maxamuud oo loo…Read more »
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo hambalyo u diray Madaxweynaha 10-Aad ee JFS. Posted on May 16, 2022 by QOL Contributor | Isniin: May 16, 2022 -Raisul wasaaraha Soomaaliya maxamed xuseen Rooble ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo uu…Read more »
Ciidamada Dowladda oo howlgallo lagu baadi Goobayo Al-Shabaab ka sameeyay Hiiraan. Posted on May 16, 2022 by QOL Contributor | Isniin: May 16, 2022 Ciidamadda Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Ururka 8 aad ee guutada 18-aad Ciidanka Kumaandooska GOR GOR ee XDS ayaa Howlgal lagu…Read more »
Madaxweynaha Galmudug oo hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee dalka. Posted on May 16, 2022 by QOL Contributor | Isniin: May 16, 2022 Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), ayaa hambalyo udiray madaxwaynaha cusub ee JFS mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo noqonaya…Read more »