Ciidamada Ruushka oo u ruqaansaday galbeedka Ukraine goor dhawayd Posted on July 4, 2022 by QOL Contributor | Isniin:July 4, 2022 Mas’uul sare oo dowladda Ukraine ka tirsan ayaa BBC u sheegay in ciidamada Ukraine ay sameysanayaan dhufeysyo ay isaga caabbiyaan weerarrada…Read more »
Mareykanka oo war ka soo saaray wariyihii Al Jazeera ee la toogtay Shariin Abuu Caqiil Posted on July 4, 2022 by QOL Contributor | Isniin:July 4, 2022 Mareykanka ayaa sheegay in rasaastii lagu dilay Wariye Shariin Abuu Caqiil oo u shaqeyneysay Al Jazeera ay aad u burburtay sidaa…Read more »
Madaxweynaha Ukraine oo wacad ku maray in uu dib u hanan doono dhullka ay qabsadeen ciidamada Ruusha Posted on July 4, 2022 by QOL Contributor | Isniin:July 4, 2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa wacad ku maray in uu dib u hanan doono dhullka la qabsaday ay gacanta ku hayaan…Read more »
Ciidamada Dowladda oo Howlgallo ka sameeyay Muqdisho. Posted on July 4, 2022 by QOL Contributor | Isniin: July 4, 2022 Howlgalkaan uu hogaaminayay Taliyaha qeeybta Booliska Gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Aadan Aadan (farxaan qaroole) ayaa xalay laga sameeyay Degaanka daarusalaaam…Read more »
Xassan Sheekh Maxamuud iyo Erdogan Labada madaxweyne oo si gaar ah ugu wada hadli doona xiriirka diblumaasiyadeed ee u dhaxeeya labada dal Posted on July 4, 2022 by QOL Contributor | Isniin: July 4, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Turkiga, kaddib markii uu casuummaad rasmi ah ka…Read more »
Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaaray dalka Turkiga Posted on July 4, 2022 by QOL Contributor | Isniin: July 4, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayey oo soo gaaray dalka Turkiga ayaa waxaa si…Read more »
Xildhibaannada Baarlamanka Puntland, oo diiday ansixinta mas’uuliyiin magacaaban Posted on July 4, 2022 by QOL Contributor | Isniin: July 4, 2022 adaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 28 ee 4-ta July 2022 kuna…Read more »
Madaxweynaha Puntland oo dib u magacaabay maxkamadda Sare ee Puntland Posted on July 4, 2022 by QOL Contributor | Isniin: July 4, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 28 ee 4-ta July 2022 kuna…Read more »
Wafdi ka socda Dowladaha Soomaaliya oo gaaray Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo Posted on July 4, 2022 by QOL Contributor | Isniin: July 4, 2022 Wafti uu Hogaaninayo Ergayga gaarka ah ee Arrimaha Bini,aadinimada iyo Gurmadka Abaaraha Dowlada Fadaraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa gaarey…Read more »
Booliska Denmark oo war kasoo saaray ninkii weerarka ka geystay Copenhagen Posted on July 4, 2022 by QOL Contributor | Isniin: July 4, 2022 Booliska Denmark ayaa sheegay in aysan jirin caddeymo muujinayo in weerar argagixiso uu ahaa toogashadii ka dhacday mid kamid ah…Read more »