Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo laga helay xanuunka COVID-10, Posted on July 21, 2022 by QOL Contributor | \ \ khamiis: July 21, 2022 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Khamiista maanta ah laga helay xanuunka COVID-10, waxaa sidaas shaaciyey Aqalka Cade ee…Read more »
Al-Shabaab oo markii u horeysay ka hadashay weerarkii ay ku qaaday degmooyinka Yeed iyo Caato Qasaare soo gaaray Liyu Boolis. Posted on July 21, 2022 by QOL Contributor | khamiis: July 21, 2022 Kooxda Al-Shabaab ayaa markii u horeysay ka hadashay weerarkii ay ku qaaday degmooyinka Yeed iyo Caato ee dhaca xaduudka Itoobiya…Read more »
Maamulka Hir-Shabeelle oo soo bandhigay khasaaraha hantiyadeed ee ka dhashay qarixii Jowhar Posted on July 21, 2022 by Bashiir Barre | Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu Wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiiradda Hirshabeelle. Shirka…Read more »
DFS oo Golaha Amniga iyo Nabadgelyada Afrika kala hadashay gurmadka Abaaraha Posted on July 21, 2022 by Bashiir Barre | Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay madaxda ugu…Read more »
RW Xamse oo amray in Hay’adaha Amniga deg deg uga jawaabaan weerar ay geysteen Al-Shabaab Posted on July 21, 2022 by Bashiir Barre | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa amray hey’adaha kala duwan ee amniga iyo gargaarka inay si deg deg ah uga…Read more »
Awaamiir laga soo saaray Amniga Magaalada Garoowe Posted on July 21, 2022 by Bashiir Barre | Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal ee Puntland ayaa shir guddoomiyay Shirka Amniga Gobolka Nugaal, kaas oo ka qabsoomay Magaalada Garoowe, isaga oo faray sarakiisha…Read more »
Kenya oo 200 oo neef oo geel ah tababartay kuwaas oo ka qeyb qaadanaya Dagaalka Al-shabaab ee ka soo gudba xadka Somalia. Posted on July 21, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: LULY 21, 2022 Kenya ayaa ilaa 200 oo neef oo geel ah tababartay kuwaasoo loo aqoonsaday inay diyaar u yihiin howlgal rasmi ah…Read more »
Villa Somalia oo War kasoo saartay Ujeedka Madaxweyne Xasan Shiikh u aadayo Arusha Posted on July 21, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: LULY 21, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u amba-baxaya magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya si uu taageero…Read more »
Ciidamada Kenya oo loogu deeqay Malaayiin Dollar si ay isaga Difaacaan dagaalyahanada Al Shabaab Posted on July 21, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: LULY 21, 2022 Dowladda Kenya ayaa qaati ka taagan dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab, kuwaa oo weeraro gaadmo ah inta badan ka…Read more »
Dhismo Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Posted on July 21, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: LULY 21, 2022 Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xarunteeda dhexe kusoo kordhisay dhisme 2 dabaqa oo cusub…Read more »