Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo soo garaay Dhuusamareeb Posted on July 21, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: LULY 21, 2022 Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda xilgaarsiinta ah ee Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif…Read more »
Ciidanka Booliska Kenya iyo dabley hubeysan oo dhac geysaneysay oo Iska-horimaad ku dhexmaray caasimada Nairobi Posted on July 21, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: LULY 21, 2022 Ciidanka Booliska Kenya iyo dabley hubeysan oo dhac geysaneysay ayaa la sheegay inuu dhowr Iska-horimaad ku dhexmaray caasimada dalkaas ee…Read more »
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo eed Culus Dusha Uga Tuuray Xisbiyada Mucaaradka Posted on July 21, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: LULY 21, 2022 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo saaka ka hadlayey munaasabad ka dhacday Hargeysa ayaa sheegay in labada Xisbi ee mucaaradka ugu…Read more »
Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre oo raaligalin siiyey Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya Posted on July 21, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: LULY 21, 2022 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa raaligalin ka siiyey Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya hadal uu dhawaan jeediyey oo…Read more »
Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay Xildhibaanno ka soo jeeda K/Galbeed & Jubbaland Posted on July 21, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: LULY 21, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo uu weheliyo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha…Read more »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo taageero u raadinaya sidii Soomaaliya uga mid noqon laheyd ururka EAC Posted on July 21, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: LULY 21, 2022 War kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu berri socdaal ku tagi doono magaalada…Read more »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo goor dhaw safar ku tagaya dalka Tansaaniya Posted on July 21, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: LULY 21, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u amba-baxaya magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya si uu taageero ugu…Read more »