3153 Views

Kulan ay yesheen Madaxweyne Koonfur Galbeed iyo agasimaha HS&J

Kulan ay yesheen Madaxweyne Koonfur Galbeed iyo agasimaha HS&J
____________________________________________________________________________

Baydhabo | Maarso 6, 2017 – Agaasimaha Guud ee HS&J iyo wafdigii uu hogaaminayay ee maanta gaaray Magaalada ayaa waxa ay kulan casho ah la qaateen Madaxweynaha Maamulka KoofurGalbeed Shariic Xasan Sheekh Adan waxaana kulanka intiisa Badan diirada lagu saaray arimaha ku saabsan Socdaalka iyo Jinsiyadda.

G/sare Maxamed Adan Jimcaale Koofi Agaasimaha Hay’adda ayaa madaxweynaha ka dalbaday in in Hay’adda Lagala shaqeeyo sidii ay wajibaadkeeda uga gudan laheyd deegaanada uu ka taliyo Maamulka Koofurgalbeed gaar ahaan deegnada dhanka xaduuda xiga.

Madaxweynaha koofurgalbeed Shariif xasan ayaa dhankiisa balan qaaday in wax kasta oo ku saabsan howlaha Hay’adda ay kala shaqeyn doonaan waxaana ay labada masuul si wada jira iskula garteen in sida ugu dhaqsiyaha badan xarumo looga furo Magaalada Ceelbarde oo dhanka Xaduuda xikta iyo mgaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

md-shariif-xasn-kulan-6 md-shariif-xasn-kulan-5 md-shariif-xasn-kulan-4 md-shariif-xasn-kulan-3 md-shariif-xasn-kulan-2 md-shariif-xasn-kulan-1

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment