Madaxweyne Farmaajo iyo RW Conte oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Talyaaniga
Rome, Nofeembar 20, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo magaaladda Rome kula kulmay Ra’iisal Wasaaraha Talyaaniga Mudane Giuseppe Conte…