Sawiro:-131 arday oo 30 Sano Kadib Maanta ka qalin jabisay Shan kamid ah kuliyadaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Muqdisho | QOL | Juun 24, 2019 –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo munaasabadda qalinjabinta kala qaybgalay dufcadda 20-aad ee Jaamacadda…