Akhriso:-Qodobada looga hadlayo Shirka Madaxda,Somalia, Itoobiya & Ereteriya
Mogadisho –January 27-2020—Magaalada Asmara ee Caasimadda dalka Ereteriya ayaa la filayaa in Shir saddex geesood ah ay ku yeeshaan,Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Ra’iisul Wasaaraha…